Madaxweyne Lafta Gareen oo lagu dhax canaantay xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Lafta-gareen ayaa qorsheynaayay in uu deeganada maamulkiisa uu si deg deg ah uga qabto doorasho aan wadar ogol aheyn, si afar sano oo kale madaxweyne Farmaajo uu kursiga u sii joogo, Balse waa laga hor joogsaday arrinkaasi,waana lagu canaantay. Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan … Continue reading Madaxweyne Lafta Gareen oo lagu dhax canaantay xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed